warbixintayna

waa maxay furaha shaqada maxuusa qabtaa?!

HORDHAC

31-agust-2021 waxay aheyd marka ugu horeysay magacaan furaha shaqada laga maqlo aalada internetka!

ugu horeyn magacaygu waa maxamed waxaan ahay farsame yaqaan ama xirfad yaqaan yaqaano dawaar tolida ama harqaan tolida.

waxaan in badan kusoo guda jiray howshaan.

kadib sanado badan oo nolosheyda caadi ay u socotay maalin ayaa waxaa igu soo dahcay fikir ah in xirfada aan aqaano aan bulshada ugu faaideeyo kadib waxaan goaan saday in aan kusoo biiro aalada youtube kaasoo aan ku smaeyste kanaal youtube oo loo yaqaan juuni juwaan.

kadib aas aasitaanka kanaalkaas mudo yar gudaheed waxaan ku helnay 27 kun walaalo oo xiisaynaysa in ay bartaan xirfadaan harqaan tolida.

kadib go’aankeyga wuxuu noqday in aan u diyaariyo koorsooyin ka duwan kuwii hore.

oo waxaan go’aansaday in aan diyaariyo koorsooyin bilow ah.

kuwaasoo aan laheyn wax isku dhaac yaac ah qofka  bartaha ah na u soorta galinaaya in uu barto xirfada dawaarka waliba si fasiix ah aan isku dhax yaac ku jirin .

hadeertaa halkaan waxaa kuugu diyaar ah koorsooyin kala duwan sida dhar tolid dhar jarid iyo wax waliba oo dawaarlaha loogu baahanyahy.

hadaba koorsooyinkaas aan kuu sheegay waxay kuugu diyaarsanyihiin websitekaan.

si aad u hesho kaliya taabso bottonka kore ee koorsooyinka.

Scroll to Top