QIYAASTA BAACYARAHA

CASHIRKA 2AAD

BARASHADA DURUUCDA CAADIGA AH Duruucda caadiga ah waxa ey leeyihiin nadaam lagu xaqiijiyo badqabkooda kahor inta aan latolin inkasta uu diraca yahay waxa ugu sahlan ee latolo hadane waxa uu leeyahay qaacidooyin looga badbaadi karo in ey dood kaaga timaado waxaana kamid ah shuruudaha 1,waa in aad marka hore iska xaqiijisaa marada cabirkeeda 2,waa in […]

CASHIRKA 2AAD Read More »

CASHIRKA 1AAD

BARASHADA DHARKA IYO NUUCYADIISA Nuucyada ama  mowdallada dharka inta badan la isticmaalo waxa ey u kala baxaan sadax qeybood oo kala ah 1 baac yare ama saraf yare 2 baac dhexe ama saraf dhexe 3 baac weyne ama saraf weyne Hadaba mowdal kasta nuuca uu yahay waxaa lagu aqoonsadaa cabirka ballaciisa inta uula egyahay Tusaale

CASHIRKA 1AAD Read More »

HORDHACA BUUGGA 1AAD EE QIYAASTA BAACYARAHA

HORDHACA BUUGGA 1AAD EE QIYAASTA BAACYARAHA Waxa ey mahad ballaaran usugnaatay allaha iwaafajiyay in aan qoro buug cilmiyeed laga baranaayo cilmiga farsamada harqaanka ama dawaarka gaar ahaan cilmiga barashada qiyaasta baacyaraha qeybiisa 1aad insha allah waxa aan alle karajeynayaa in uu buuggaan kayeelo mid waxbadan kabadalla isla markaana sara uqaada aqoonta farsama yaqaannada soomaaliyeed, sidookale

HORDHACA BUUGGA 1AAD EE QIYAASTA BAACYARAHA Read More »

Scroll to Top