SAXIIXA HESHIISKA XEER HOOSAADKA

Fadlan iska aqri heshiiska xeer hoosaadka u qoran websiteka furaha shaqada kahor inta aadan taabanin calaamadda saxiixa lacag bixinta mahadsanid

hashiiska 1aad waxa uu qorayaa koorsadaan in aadan iibsanin balse lagaa kireeyay muddo bil ah taasoo kabilawaneysa maalinta aad lacagta bixisay hadii eykuu dhamaato mudadaas bisha ahna waxa aan xaq uyeelan doonnaa in aan xiranno koorsada

heshiiska 2aad waxa uuqorayaa in aan wax lacag ah lacelin doonin hadii websiteka ama yotubeka eyku imaado cilad waa in aad ku qanacdaa qadarta alle balse waxaan isku dayi doonaa in aan cashirada kaagasiiwado dhanka whatsupka

Ugudambeyn ardayda waxa aan ka caawin doonnaa wixi eyfahmi waayaan ama hadii uu kalumo lambarsireedka sidookale waxa aanka caawindoonaa hadii lafahmiwaayo ama la ilaawo qaabka loo diiwaan galiyay neynaasta ardayga waan u sixi doonnaa waana usoo sheegi doonaa qaabka loo diiwaan galiyay iyo xarfaha kaqaldan insha allah

Please read the terms and conditions written for the job key website before you touch the sign up button for payment thank you

The 1st contract states that you do not buy the course but rent it to you for a period of one month which starts on the day you pay and if that month expires I will have the right to close the course.

The 2nd contract states that we will not refund any money if there is a problem with the website or YouTube.

Finally, we will help the students if they do not understand something or if they do not understand the code, we will also help them if they understand or forget the way it is registered, we will correct it and tell them the way it is registered and the wrong letters, God willing.

Scroll to Top